• Ciidamada Ethiopia oo lagu weeraray deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan
  • Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo la wareegay degmada Galcad
  • Muuqaal+Sawirro: Taallo loogu magacdaray Nelson Mandela oo laga taagay dhulka Falastiin
  • Sawirro: Puntland heshiis horumarineed la saxiixatay Sucuudiga
  • Daawo ciidanka Puntland oo weeraraya guriga Sheekh Cabdulqaadir Mu’min, hoggaamiyaha ISIS ee Soomaaliya
Ciidamada Ethiopia oo lagu weeraray deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan

Ciidamada Ethiopia oo lagu weeraray deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan

Wararka naga soo gaaraaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaaya in qaraxyo iyo weerar lala eegtay kolonyo ciidamo Ethiopian ah duleedka deegaanka Halgan ee gobolkaasi. Dagaalyahanno katirsan Al-shabaab ayaa weerar dhabo gal ah la eegtay ciidanka Ethiopia xilli ay maraayeen deegaanka Nuur Fanax oo dhaca duleedka deegaanka Halgan. Dad ka dhow goobta […]

Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo la wareegay degmada Galcad

Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo la wareegay degmada Galcad

Wararka ka imaanaaya degmada Galcad ee gobolka Galguduud ayaa sheegaaya in Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ay saaka la wareegeen gacan ku haynta deegaankaas oo ay horay u maamuli jireen Al-shabaab. Ciidamada isgarabsanaaya ayaa saaka ka ruuqaansaday deegaanka Bubud oo 30-KM u jirta Galcad, waxayna si nabad ah kula wareegeen […]

Muuqaal+Sawirro: Taallo loogu magacdaray Nelson Mandela oo laga taagay dhulka Falastiin

Muuqaal+Sawirro: Taallo loogu magacdaray Nelson Mandela oo laga taagay dhulka Falastiin

Magaalada Ramallaah ee dhulka Falastiin waxaa laga taagay taallo loo ekeysiiyey isla-markaana loogu magacdaray Madaxweynahii hore ee Koonfur Africa Nelson Mandela. Xarig ka jaristii taalada Mandela waxaa kasoo qayb dad badan oo reer Falastiin, goobta laga taagay taalada waxaa u booqasho taga dad badan. Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas ayaa kamid […]

Sawirro: Puntland heshiis horumarineed la saxiixatay Sucuudiga

Sawirro: Puntland heshiis horumarineed la saxiixatay Sucuudiga

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalmahan hawlo shaqo oo muhim ah u joogey magaalada Riyaad ee caasimadda Boqortooyada Dalka Sucuudi Carabiya ayaa maanta 28-April-2016 heshiis taariikhi ah oo ku saabsan dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha Puntland waxa uu la saxiixday Maal-qabeenka weyn ee kasoo jeeda qoyska Boqortooyada Sucuudi […]

Daawo ciidanka Puntland oo weeraraya guriga Sheekh Cabdulqaadir Mu’min, hoggaamiyaha ISIS ee Soomaaliya

Daawo ciidanka Puntland oo weeraraya guriga Sheekh Cabdulqaadir Mu’min, hoggaamiyaha ISIS ee Soomaaliya

Weriye ka tirsan Sky News ayaa warbixin ka soo tebisay buuraha Galgala ee Puntland halkaas oo ciidanka Puntland ay dagaal adag kula jiraan kooxaha Al-Shabaab iyo maleeshiyada taabacsan ISIS. Weriye Alex Crawford ayaa la safartay ciidanka Puntland, waxaana muuqaalka ay soo duubtay ku jira ciidanka Puntland oo weeraraya gurigii Sheekh […]

Wararka »

Madaxweynaha Jubaland oo gaaray Jigjiga

Madaxweynaha Jubaland oo gaaray Jigjiga

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa gaaray magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Itoobiya halkaas oo lagu wado inuu joogo muddo labo cisho ah. Madaxweynaha ayaa casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dowlad deegaanka Itoobiya, Mudane Cabdi Maxamuud Cumar. Isla markii uu ka dagay garoonka diyaaradaha Wiilwaal ee […]

Muuqaal: Diyaarad sidday dadka ka soo laabtay xeryaha Dhadhaab oo Kismaayo ka degtay

Muuqaal: Diyaarad sidday dadka ka soo laabtay xeryaha Dhadhaab oo Kismaayo ka degtay

Diyaaraddaan oo sidday 79 qof oo qaxooti ku ahaa dalka Kenya, kana soo laabtay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa maanta soo gaartay magaalada Kismaayo. Marki ay ka soo dageen garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ayaa waxa halkaasi ku soo dhoweeyey Guddoomiye ku-xigeenka  Hay’adda dib u dejinta barakacayaasha Jubbaland iyo xubno […]

Sawirro: Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa Imaaraadka

Sawirro: Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa Imaaraadka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya C/salaan Cumar Hadliye ayaa kula kulmay magaalada Abu Dhabi la qaatay dhigiisa Isu tagga Imaaraadka Carabta Sheikh Abadalla Bin Zayid Al Nahyan, iyagoo kaga wada hadlay xiriirka labada dal iyo xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya. Kulankan oo ka dhacay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta ayaa waxaa goob […]

Ninba dadaalkiisa ayuu durba la soo baxay si uu dalka madax ugu noqdo – Maqaal

Ninba dadaalkiisa ayuu durba la soo baxay si uu dalka madax ugu noqdo   – Maqaal

Doorasho kasta oo dhacdaa waxaa durba ka soo hormara xummad siyaasadeed iyo olole ka yimaada dhanka musharraxa ama xisbiga raadinaya mansabka siyaasadeed. Si aad u hesho kalsooni dhanka siyaasadda ah marka la joogo Soomaaliya, waa inaad heshaa koox ama cid gaar ah oo arrimahaaga siyaasadeed meel marisa oo kuu ololeysa. […]

Sheekadii Tahriibka iyo Tahlukadii aan Galay – Qaybtii 3-aad

Sheekadii Tahriibka iyo Tahlukadii aan Galay – Qaybtii 3-aad

Mid ka mid ah Dhalinyarada sida dirqiga uga samatabaxay masiiboyinkaasi Tahriibka ee marba marka ka danbaysa kasii daraya,ayaa waxa uu iiga sheekaynayaa dhibatadii aadka u xumayd ee uu lasoo kulmay intii uu Tahriibka kusoo jiray . Intinii sheekada Qaybteedii hore la socotay waxa ay inoo maraysay iyada oo wiilkii dhalinyarada […]

Puntland: Hooyo uur leh iyo cunug ay dhashay oo ku dhintay beraag ay biyo ka buuxaan

Puntland: Hooyo uur leh iyo cunug ay dhashay oo ku dhintay beraag ay biyo ka buuxaan

Deegaanka Tuulo-Jalam oo ka-tirsan gobolka Nugaal arrin naxdin leh ayaa ka dhacday kaddib markii hooyo uur leh iyo cunug yar oo ay dhashay ay ku hafteen beraag ay biyo ku jiraan xilli ay roobab mahiigaan ah ka da’een deegaankaasi. Dadka deegaanku waxay sheegeen in roobab mahiigaan ah oo ka da’ay […]

Sii Akhri Warar Dheeraad Ah »

News in English »

Minneapolis Council Member Warsame backs Mohamud Noor in race vs. Rep. Kahn

Minneapolis Council Member Warsame backs Mohamud Noor in race vs. Rep. Kahn

Two years after backing longtime state Rep. Phyllis Kahn during her bruising re-election bid, Minneapolis City Council Member Abdi Warsame announced Thursday he would endorse her old opponent, Mohamud Noor. Warsame said in a statement that Noor would help residents deal with the challenges of finding work, starting businesses, navigating […]

Orange-Bearded UK Jihadi Heads IS In Somalia

Orange-Bearded UK Jihadi Heads IS In Somalia

A British Islamic State leader has set up a base in Somalia to extend its influence in the Horn of Africa for the first time. Somali commanders have urged the international community to help crush the operation, amid growing fears he may have forged connections with some in the large […]

Strong bonds grow with bellies at program for pregnant Somali women

Strong bonds grow with bellies at program for pregnant Somali women

A “centering pregnancy” program at Neighborcare Health provides prenatal care and community support to Seattle’s Somali-American population. The mysterious underwater rhythm of an in-utero heartbeat is the signature sound of prenatal checkups. When I was pregnant, it was a ritual I looked forward to. Now, four months after the birth […]

Struggling for survival in drought-hit Somaliland

In the past three months, Amina Ibrahim Shirwa and her family have lost around 25 goats, sheep and cows as a harsh drought has ravaged livestock and crops in northern Somalia. The 50-year-old, who lives outside Botor village in the semi-autonomous Somaliland region, fears for her family’s livelihood after several […]

Int’l maritime agency urges vigilance despite drop in Somali piracy

A global maritime agency has called on foreign ships sailing through the coast of Somalia to remain vigilant amid drop in piracy attacks in the Horn of Africa region. A report released by the International Chamber Commerce (ICC) International Maritime Bureau (IMB)’s global piracy on Thursday said there was no […]

ISIL is competing with al-Shabaab for recruits in Somalia and appears to be gaining traction

The Islamic State may be gaining a foothold in East Africa. The militant group took responsibility for an IED attack on a convoy of African Union peacekeepers traveling outside of Somalia’s capital of Mogadishu on April 25. African Union officials have said that ISIL may not have been behind the […]

Somali, AU Forces Face Resurgent Al-Shabab

Somali, AU Forces Face Resurgent Al-Shabab

The Islamic State militant group claimed its first ever attack in Somalia earlier this week, though the claim has not been verified. Meanwhile, al-Shabab militants have stepped up their attacks as Somalia gears up for elections later this year. The situation has led to growing frustrations among Somalia’s Western backers […]

Africa ponders Somalia mission after 9 years of killing

In less than nine months’ time, the African Union’s military mission in Somalia will have been in the troubled country for a decade. In that time, hundreds of soldiers from across Africa have been killed fighting al-Shabaab militants who sprung out of the country’s civil war in the 1990s. Although […]

Warsan Shire, the Woman Who Gave Poetry to Beyoncé’s ‘Lemonade’

Warsan Shire, the Woman Who Gave Poetry to Beyoncé’s ‘Lemonade’

When the credits roll on Beyoncé’s new visual album, “Lemonade,” which had its premiere on Saturday on HBO, one of the first names to flash on screen doesn’t belong to a director, producer or songwriter. It belongs to a poet: Warsan Shire, a rising 27-year-old writer who was born in […]

US Charges 2 in Attack on 3 Somali Men in Kansas

U.S. federal prosecutors have announced hate-crimes charges against two men in connection with an attack on three Somali men in Dodge City, Kansas, last June. The indictment, unsealed Wednesday, charged Omar Cantero Martinez, 31, and Armando Sotelo, 24, both of Dodge City, with three counts of causing bodily injury to […]

UN donates vehicles to enhance security at refugee camps in Kenya

The UN High Commission for Refugees (UNHCR) on Wednesday donated 10 police vehicles to Kenya to help scale up security in the refugee camps in northeastern region. UNHCR Kenya Representative Raouf Mazou said the vehicles will be used by security officers to patrol in and around the Dadaab refugee camps. […]

Al-Shabab Fighters Loyal to Islamic State Complicate Somalia Security

Members of al-Shabab in Somalia who recently pledged allegiance to Islamic State are moving into the capital, Mogadishu, according to a senior intelligence analyst. Colonel Abdullahi Ali Maow, a former national intelligence officer who now heads the new Mogadishu-based Somalia Institute for Security Studies, told VOA that some al-Shabab members […]

Read more »

#Somalia on Twitter

  1. Isabel del Castillo
    Isabel del Castillo: @Pantolomeo una cosa es estar en crisis (pre-hugo); otra es hundir para generaciones a todo un país a nivel Somalia

  2. Sandra Kafri
    Sandra Kafri: RT @jstines3: CRUZ bill to halt all refugees from Iraq, Syria, Libya, Somalia, Yemen! #CruzCrew #NoRefugees #TCOT #PJNET https://t.co/NVP…

  3. Mikey
    Mikey: RT @MitzProductions: I got broads in Somalia